top of page
Languages

Abdi Salam Nor ALi

 

Magaceegu Waa Abdi Salam Nor Ali, Waxaan ahay  Development oo ah Program and Website , Waxaan Jecylahay inaad sameeyo Mar Walbo Program , Waxaan ku dhashay Dalka Yaman laakin Waxaan kusoo goray Dalka Somalia, Naanees teedu na waa

ACS Qaamuus

Teacher IT 

 

Waxaan ahay Maclin oo ah IT , Waxan bilaabay maclimada 2013,
Waxaan ahaay maclin is ka caadi ah oo guriga dad wax ugu baro, 
Sanad ka marka uu ahaay 2014 waxaan bilaabay inaan noqdo maclin School oo IT ah , Markaas kadib Xirfad ayaan uyeeshay Maclin namada.

 

Development 
 

Waxan ahay qof wax soo saaro oo ah Program iyo Website waxaan bilaabay soo saarida 2014 waxaan ahay qof mar walbo jacyl in uu soo saaro Program waana xiiseen jiray ilaa hada waan sameeyaa.

 

 

Somalia
Arabic
Engalish

Skills

All Microsoft Office 

C++

HTML/CSS

Photo Shop

SQL

Visual Basic

Al-mathal Primary and Secondary School

 

Waxaan bilaabay is kuulkaan 2006
Waxaana Dhameeyay macdka 2014

 

 

Jamhuriya University of Science and Technology

 

Waxaan bilaabay is Jaamacada 2014
Waxaana Dhameeyay Jaamacada 2018

RESUME

Professional â€‹

info​​
 

Work​

experience​
 

Education
bottom of page